Nooca dhiig ee caalamka ugu badan waa O+ (38%), halka O- (6%) caalamka oo dhan. Dadka caalamka ku nool ee leh dhiig A+(34%) halka A- (6%).
Dadka leh dhiiga B+ (9%), halka B- (2%). AB waxaa leh dad caalamka ka ah 4%, nooca dhiig ee ugu yar caalamkananwaa AB- waxayna caalamka ka yihiin 1%, dadkan waa in ay aad utaxadaraan haday joogaan goob aan lahayn Bangi dhiig(Blood Bank).
Dabeecadaha Shaksiyadeed ee noocyada dhiigagaga.
Dhiiga( O)
- Qof isku kalsoon
Qof adag(Strong) - Qof Kulul
- Qof Qableh(Proud)
- Qof umada dhex gali og(Social)
- Qof firfircoon( Energetic)
- Qof Dhanka wanaagsan wax ka eega(Positive)
- Qof dareenkiisa aan qarsann karin
- Qof khatarta qaata( Risk Taker)
Dhiiga(A)
- Qof dagan(Cool)
- Qof adeecid badan( Obedient)
- Qof xishood badan
- Qof akhlaaq leh(Polite)
- Qof daacad ah( Loyal)
- Qof nafhuris badan
- Qof daryeel badan
- Qof dhanka xun wax ka eega( Pessimistic)
- Qof feejigan.
Dhiiga (B)
- Dad farxad badan
- Dad firfircoon( Active)
- Dad Naxariis badan( Kind)
- Dad aan nidaamsanayn( Unorganized)
- Dad buuq badan( Noisy)
- Dad ilowsho badan( Forgetful)
- Dad naftooda kaliya daryeel(Egocentric)
- Dad madadaalada jecel (Entertaining Lovers)
Dhiiga (AB)
- Dad Hal abuur leh( Creative)
- Dad diplomaasiyada kufiican( Diplomacy)
- Dad isbadal badan( Flexible)
- Dad aan la saadaalin karin( Unpredictable)
- Dad aan faraxsanayn badanaa, Saaxiibtinimadana kufiicnayn( Moody and brooding)
- Dad xirfado badan
- Dad khatarta qaata( People who take risks)
- Dad isku kalsoon
- Dad daacad ah( Loyal)