ADDIS-ABABA – (WARSOOR) – Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo la hadlayay baarlamaanka dalkaasi ayaa mar kale ku celiyay in dalkiisa ay ka go’an tahay inuu marin u helo Badda Cas, balse ay ku doonayaan hab nabdoon.
Xirsi Cabdiqaadir Maxamed Xirsi Neero waxa uu horey u soo noqday xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Itoobiya, haatanna waa fallanqeeye ka faallooda arrimaha Geeska Afrika.