Muxaadirada 1aad ee Kulan diimeedka 3aad ee Anaaru Sunna

ISLAAM – (WARSOOR) – Sheekh Cabdirashiid Sheeekh Cali Suufi oo la siiyey muxaadiradii ugu horaysay ee kulan diimeedka 3aad ayaa ka hadlay waaniyo u badan Alla ka cabsi.

Halkan Ka daawo muxaadirada Sheekh Cabdirashiid.