Hargeysa – (warsoor) – Musharaxa Madaxweynaha ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Muddane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa maanta Axad ah si toos ah oo shaqsi shaqsi ah ula hadlay muwaadiniinta codbixiyaashaa Somaliland.
Musharax Cirro oo codbixiyaasha kala hadlay xaruntiisa Call center ee magaalada Hargeysa, waxaanu si shaqsiya uga dalbaday codbixiyayaashii uu la hadlay inay maalinta barito ah isaga u codeeyaan.
Halkan ka daawo warbixin laga diyaariyey arintan:
https://youtu.be/TfLHhw-kNyA