Hargeysa- (warsoor) – Guddoomiyaha, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga KULMIYE Mudane, Muuse Biixi Cabdi ayaa baaq u diray taageerayaasha xisbiga ee ka qaybqaadanaya isu-soo baxyada ololaha xisbiga oo maalintiisii afraad tahay berri.
Md. Muuse Biixi waxa uu sidaa ka sheegay khudbad uu u jeediyey xaflad ballaadhan oo haweenwaynaha degmooyinka Axmed Dhagax iyo 31-ka May ee Hargeysa ku taageerayeen xisbiga, taas oo ka dhacday huteelka Guuleed galabta.
Halkan ka daawo warkan: