Burco – (warsoor) – Waxa Maanta Magaalada Caynaba Ee Xarunta Gobolka Saraar Ka Dhacay Mudaharaad Salmiya Oo Ay Dhigeen Dadka Xoola Dhaqatadaa Ee Ku Nool Kaamamka Magaalada Caynaba Mudaharaadkan Ayaa Daaranayaa Cabasho La Xidhiidho In Aan Maamulku Si Cadaalada U Qaybin Deeqooyinka La Soo Gaadhsiiyo
Sidoo kale Mudahaaradkan Ayaa Daarana Xildhibaano Sadaxdii Cisho Ku Xidhnaa ย Saldhiga Dhaxe Ee Caynaba.
Halkan ka daawo:
https://m.youtube.com/watch?v=6SiyfpZIr44