Todobaadkan barnaamijkeenna MIDHAHA DIINTA waxa aad kaga bogan doontaan qodob muhiim u ah caqiiqada iyo aaminaadda qofka muslimka ah. Waxaana qodobkaasi yahay; Maxaa Imaanka siyaadiya? Maxaa se naaqusiya? Waxa inoo soo jeedinayaย sheekhย Maxamed sheekh Cumar Dirir.ย Waxaana mudaaradan duubtay maktabada Al-fajri oo ku taalla magaalada Hargeysa.
Ka faaโidaysi wanaagsan. Ilaahay sheekana ajar iyo xasanaad ha ka siiyo.