Hargeysa – (warsoor) -Maayar ku-xigeenka Casimadda Hargeysa Md.Cabdicasiis Maxamed Xaashi ayaa bulshada caasimada Hargeysa ugu bushaareeyey in Dhawaan la furi-doono mashaariic iyo Jidad cusub oo dhawaan dawlada hoose ee Hargeysa ka hirgalisay xaafadaha magaalada, isagoo sidoo kale fariin digniin ah u diray shirkada laydhka ee magaalada.
Halkan hoose ka daawo warkan oo dhan:
