HARGEYSA – (WARSOOR) – Maxkamadda goboka Hargeysa ayaa xukun ku riday nin sixiroole ah oo dad badan magaaladda kaga dhacay lacago iyo dahab. Ninkan ayaa inta badan bartilmaameedsan jiray dadka waaweyn ee ka ganacsaniga dahabka iyo xoolaha.