Badda Cas – (WARSOOR) – Ganacsatada iyo shirkadaha wax dhoofiya ayaa ku dadaalaya sidii ay u heli lahaayeen waddooyin kale oo cirka, badda iyo dhulka ah, si ay u daabulaan alaabada ganacsiga ee kala duwan.
Arrintan ayaa imaneysa ayada oo isku socodkii badeecadaha adduunka ay saameeyeen weerarada maraakiibta maraysa Badda Cas.