Galkacyo – (warsoor) – Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa iska casilay xilka madaxweynaha, ka dib markii uu sheegay in aanu xilkaasi u sii waddi karin arimo la xidhiidha xaaladda caafimaadkiisa.
Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa lagu shaaciyey iscasilaada rasmiga ah ee muddane Cabdikariin, waxaanay u dhignayd sidan: