Hargeysa – (warsoor) – Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylic ayaa daah-furay barnaamij shaqo abuur loogu samaynaayo dhalinyaradda Somaliland oo ay soo qaban-qaabisay wasaaradda Shaqadda iyo horumarinta Bulshadda.
Shir weynahan oo ka dhacay maansoor hoteal waxaa madaxweyne ku-xigeenka ku wehelinaayey Maayirka Caaasimadda iyo masuuliyiin xukuumadda ka tirsan.
Halkan ka daawo shirkan iyo sidii uu u qabsoomay: