Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyin ka tirsan hayadda qaramadda midoobay iyo midowga Yurub u qaabilsan isku duwida gargaarka bani’aadamka ee OCHA.
Kulankan waxaa madaxweynaha ku wehelinaayey Kulankan dhex maray weftigan hayadda madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Wasiirka madaxtooyadda iyo masuuliyiin kale oo tiro badan.
Halkan ka daawo kulanka madaxweynaha iyo weftiga OCHA: