Hargeysa – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefti ka socday Jamhuuriyadda Czech, weftigan oo ka koobnaa xubno ka socday dawladda, jaamacadaha iyo ganacsatadda dalkaas.
Shirkana ayaa markii uu soo dhamaaday waxaa warbaahinta la hadlay Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire iyo masuuliyiin kale oo xukuumadda ka tirsan.
Halkan ka daawo warkan oo aanu ka soo xignay Channelka Somaliland Channel: