Abu Dubia – (warsoor) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ayaa gaadhay Isu-tagga Imaaraadka Carabta waxaana halkaasi loo qaabiley si balaadhana.
Waxaana Madaxweynaha madaarka ku soo dhaweeyay madax sare oo katirsan dawladda imaaraadka carabta waxaanay wakhti kooban labada dhinac ku wada qaateen qolka vip-da ย garoonka, iyagoo iska xog wareystay xidhiidhka labada dalย ka dibna madaxweynaha somalialnd iyo weftigiisa waxaa loo soo galbiyay qasriga lagu casuumo madaxda caalamka halkaas oo la dajiyay weftiga madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland.
Halkan ka daawo soo.dhaweynta madaxweynaha ee Imaaraadka Carabta:
https://youtu.be/9o1-5c3xtO