Hargeysa – (warsoor) – Allaha ha u naxariistee waxaa maanta magaaladda Hargeysa ku geeriyooday Marxuun Xaaji Cabdiwaraabe, oo ku sugntanaa muddo qarni iyo dheeraada sama-talisnimo.
Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Cirro, Guddoomiyaha Xisbiga UCID enf. Faysal Cali Waraabe, golayaasha Qaranka, iyo qaybaha kala duwan ee bulshadda ayaa dhamaantood Tacsi u diray qaran iyo qoyskii uu ka baxay marxuun xaaji Cabdiwaraabe.
