Madaxweynaha Maamulka Puntland oo Shir-jaraa’id ku Qabtay Garoowe

GAROOWE – (WARSOOR) – Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni oo goordhaweyd shir warbaahineed ku qabtay magaalada Garoowe ayaa sheegay in Gobolka Sool uu yahay mid ka tirsan deegaanka Puntland isla markaana ay xoog ku haystaan dad uu sheegay in aanay Soomaalinnimada ogoleyn.

Madaxweyne Deni waxa kale oo uu sheegay in Puntland diyaar u tahay difaaca dadkeeda.

HALKAN KA DAAWO WARKAN: