Kismaayo โ (warsoor) – Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa lagu magacabay Madaxweyne ku-xigeenka koowaad iyo Madaxweyne kuxigeenka labaad ee maamulka Jubbaland.
Madaxweyne ku xigeenka koowaad waxaa loo magacaabay Mudane Maxamuud Siyid Aadan halka Madaxweyne ku-xigeenka labaad ee maamulka Jubbaland mar kaleย loo magacaabay Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Luga dheereย oo hore xilkaasi u hayay.
Madaxweynaha Jubbaland ayaa lagu wadaa dhwaan in uu ku dhawaaqo golaha Wasiirada cusub ee uu yeelan doono maamul goboleedka jubaland.