Itoobiya – (warsoor) – Iscasilaada Lamme ayaa Lagu sheegay inuu saluugay kadib Markii Dhamaan Hayaayadaha Amniga dalka ku shaqada leh La Hoos keenay Xafiiska Raysalwasaaraha Abey Ahmed
Lamme Mangase ayaa Ka soo jeeda Qomiyada oromada wuxuuna ahaa Madaxwaynihii Maamulka oromada ee xiligii kacdoonkii uu kursiga ku yimid Abey Ahmed Cali
Wasiirka iscasilay ayaa Saamayn wayn kuleh Guud ahaan Qomiyada Oromada oo uu Jiheeye u ahaa mudo Badan Oo kuriga Maamulka oromada uu ku fadhiyey
Iscasilaada lamme Magase waxaa Baahiyey Oromia Media