KULMIYE oo xubinnimadii xisbiga ka saaray Maxamuud Xaashi

HARGEYSA – (WARSOOR) – Guddoomiye-ku-xigeenka 2-aad ee xisbiga KULMIYE, Mudane Axmed Cabdi Xuseen(Axmed Cabdi-dheere), ayaa wareegto fulin ah ku aqbalay go’aan guddida anshaxu kasoo saareen xubinimadii xisbiga KULMIYE ee maxamuud xaashi Cabdi.

Wareegtada xubinnimadii xisbiga lagaga saaray Maxamuud Xaashi ayaa sidatan u dhignayd: