Hargeysa โ (warsoor) – Kulan Ay isugu yimaadeen Guddida Sicir Bararka iyo Ganacsatada dalku, ayaa markii uu soo dhamaaday waxa saxaafada la hadlay Wasiir ku-xigeenka maaliyadda Md Cali Axmed Maxamed iyo Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland Md.Maxamed Shukri Jaamac iyadoo ay saxaafaduna suโaalo dhawara ka waydiisay halka laysla marayo iyo sicirka suuqa ee wakhtigan.
Halkan ka daawo warkan: