Kooxda Wasaradda Ganacsiga ee Gobolka Awdal ayaa Xiligan Noqday kuwo Muqaalkooda Siwayn lo-raadiyo kadib Markii ay si Xarago leh u qadeen Horyaalka heerka kobaad ee Gobolka Awdal
Shirkadaha Ganacsiga ayaa imika Tartan ugu jira sidii ay dhalinyaradani isku Sawirilahayeen islamarkaasina Ganacsigooda ay ugu Xayaysiin lahayeen Halyayada Sanadka.
Tababare Siciid Ibraahim ayaa horseed ka ah guusha Kooxdiisa