Hargeysa – (warsoor) – Koob ay Final (Geba-gebo) Iskugu soo hadheen kooxaha Ex NPP iyo kooxda Shacabka oo ku ciyaaraysay magaca shirkada socdaalka ee SAHAL ayaa ciyaar adag ku dhex martay magaalada Hargeysa oo ay guushu qaybtii danbe Gool ay keeneen kooxda Shacabku ay ku badiyeen balse ciyaarta oo ahayd mid meeqaam keedu sareeyo ayaa waxa ka soo qayb galay wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha Boos Mire Maxamed iyo shacbi weyne kale oo aad u tiro badan oo xiisaynayey ciyaartan dhex martay dhalinyarada cuslaatay.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Googooska ah
![](https://i2.wp.com/www.warsoor.net/wp-content/uploads/2019/01/Npp-1.jpg?fit=800%2C450&ssl=1)