Hargeysa – (WARSOOR) Giddida doorashรฒyinka Qaranka Somaliland,ย ayaa sheegay in aanay bannaaneyn sharciyan xadhiga murashixiinta u tartamaya doorashada, sida uu dhigayo xeerka guud ee doorashooyinka, Qodobka 26-aad Farqadiisa 2aad.
War saxaafadeedkan oo soo gaadhay xafiiska warqabadka wargeysyada Dawan ayaa u dhigna sidan:โ
