NAIROBI โ (WARSOOR) – Dawladda Kenya ayaa sheegtay inay hakinayso gayntii ciidamo kun askari ah oo booliis ah loogu diri lahaa dalka Haiti kadib markii uu is-casilay Raโiisul Wasaarihii waddankaasi Ariel Henry, oo ku nooqn kari waayey dalkaasi kadib booqasho uu ku tagay Nairobi dabayaaqadii bishii hore.