Kal-Fadhigii 3aad ee kalfadhiga 83aad ee Golaha Guurtidda JSL oo Furmay

HARGEYSA – (WARSOOR) – Fadhigii 3aad ee kalfadhiga 83aad ee Golaha Guurtidda JSL oo uu shir gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Guurtidda JSL mudane Suleymaan Maxamuud Aadan, waxaa ay mudanayaashu dood ka yeesheen ajandaha kalfadhiga 83aad ee Golaha Guurtidda iyagoo wax ka badal ku sameeyey.

Dooda ka dib waxay mudanayaashu ku ansixiyeen ajandaha kalfadhiga 83aad ee Golaha Guurtidda JSL