Hargeysa – (warsoor) – Xukuumadda Somaliland ayaa maanta shaaca ka qaaday inay sii daysay 14 maxbuus oo ka tirsan maamul goboleedka Puntland oo laga soo qaybtay dagaalkii ka dhacya Tukaraq sanadkii hore.
Sii daynta maxaabiistan ayaa dabasocotay balan qaad madaxweynaha Somaliland uu sameeyey xuskii 18 May oo u ku sheegay inay xukuumadda Somaliland ay sii dayn doonto maxaabiistii laga qabtay Tukaraq.
Halkan ka daawo shirka jaraa’iid ee madaxtooyadda Somaliland ku shaacisay warkan:
