JABUUTI — (WARSOOR) – Dawladda Jabuuti ayaa maalmahan ku guda jirta dhameystirka hawlo isugu jira dib-u-dhiska iyo daayactirka jidka ugu weyn ee isku xira Jabuti iyo Itoobiya.