Jaamacadda Carabta oo cambaareysay xadgudubyada Israel ee Falastiiniyiinta

CARABTA – (WARSOOR) – Ururka Jaamacadda Carabta ayaa shalay cambaareeyey xadgudubyada Israel ay ka waddo dhulka Falastiin, waxaana ururkan uu ku baaqay in Israel lagala xisaabtamo xadgudubyada ay u geysaneyso dadka reer Falastiin.

Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxaa magaalada Qaahira ka soo diray wariyaha VOAda Xuseen Cusmaan Saxnuuni.