TURKEY – (WARSOOR) – Xilli ay kordhayso xiisadda u dhaxaysa Israel iyo Iran ayaa hanjabaadaha kasoo baxaya madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ee ah inuu faragalin doono Qaza, waxaa lagu tilmaamayaa inay tahay arrinta dab ku sii shidi karta xiisadda gobolka ka taagan,