Hargeysa – (warsoor) – Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Somaliland Sareeye Guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili isaga oo ku hadlaya magaciisa iyo ka ciidanka Dab-demiska wuxuu Hambalyo u dirayaa Dhamaan shacbi weynaha ku nool Somaliland, gaar ahaan xubnaha Ciidanka Dab-demiska iyo xaasaskooda meel kastooy joogaan.

In Ilaahay Ciidaa ciideeda enagu gaadhsiiyo Bash bash , Barwaaqo, nabad iyo Caafimaad qab.
Aaamiin Aaamiin Aaamiin