Hargeysa – (warsoor) – Gudoomiyaha Ahna Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo maanta ka qeyb galay xafladda qalin-jabinta dufcadii 14-aad ee Jaamacadda Hargaysa .
Waxaanu Halkaasi ka jeediyay khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa .
Halkan ka daawo Khudbadda Eng. Faysal Cali Waraabe: