Ceerigaabo – (warsoor) – Gudoomiyaha Xisbig UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo caawa Ku soo hoyday Magaalada Ceerigaabo, isla markiibana Kulan tacsi ah la qaatay eheladii ay dadku kaga dhinteen shaqaaqadii Deegaanka ceeryaan ee Gobolka Sanaag.
Gudoomiye Faysal ayaa caawa ilaa barri shirar la yeelan doona dhinacyadda isku haya deegaanka Ceel-afweyne, waxaanu isku dayi doonaa inuu gacan ka geysto sidii colaada deegaanka loo soo afjari lahaa.
