Hargeysa – (warsoor) – Guddoomiyaha xisbiga WADDANI oo maanta dalka dib ugu soo noqday ayaa xukuumadda Somaliland u soo jeediyey eedaymo tiro badan, waxaan sheegay in aanay dalka doorasho aan xisbiga WADDANI ku jiray dalka ka qabsoomin karin.
Guddoomiye Cirro ayaa xukuumadda ku eedeeyey inay saami qaybsigii goboladda Bariga iyo Galbeedka aanu xukuumaddu diyaar u ahayn.
Halkan ka daawo shirka jaraa’id ee Cabdiraxmaan Cirro: