Hargeysa โ (warsoor) โ Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay munaasibadda maanta xadhiga lagaga jaray riig cusub oo qodistiisa laga bilaabay degmadda Bali-mataan ee galbeedka magaaladda Hargeysa.
Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in dhibaatadda dalka ka jirtaa ay tahay qorsho laโaanta dawladda aanay ka lahayn dhismaha kaabayaasha iyo bulshadda Somaliland oo ah bulshadda deegaanadda u tagta si teel teel ah taasina ay keenayso in aan baahiyaha aasaasiga ah aanay dawladdu wadda dabooli Karin.
Halkan ka daawo khudbadda guddoomiyaha UCID: