Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya oo magacaabey guddiga doorashada Gobollada Woqooyi

Muqdisho – (warsoor) – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi ayaa magacaabey guddiga doorashada Gobollada Woqooyi ee Somaliland.

Guddidan oo ka kooban 9 xubnood oo ka soo kala jeeda beelaha Somaliland:

Halka ka akhriso magacaabista xubnaha guddidu ka kooban tahay: