Guddiga hirgelinta doorashada Somaliland oo shaaciyay guddiga xulista ergada Doorashada 3-kursi

MUQDISHO – WARSOOR) – Guddiga Maamulka Doorashooyinka Xildhibaanada Labada Aqal ee Somaliland ayaa shaaciyay liiska guddiga xulista ergada Doorashada sadexdii kursi ee u dambeeyay kuraasta Golaha Shacabka ee Somaliland oo guud ahaan gaaraya 46 kursi oo lagu dooranayay Muqdisho.