Guddida Karoonafayris oo bulshada la wadaagay warbixin muhiima oo bulshadu is waydiinaysay

HARGEYSA – (WARSOOR) – Guddida ka hortaga xanuunka iyo la dagaalanka xanuunka koofidh19 ayaa maanta ka warbixiyey deeqiihii lacagihii soo gaadhay guddida iyo sidii ay lacagtaasi u isticmaashay.

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Ismaaciil Cabdilaahi Saylici oo ah guddoomiyaha guddiya ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland ay u qoondaysay $4.5 ay ugu talo-gashay xanuunka.

Madaxweyne ku-xigeenka ayaa ka hadlay lacagtaas ay xukuumaddu ugu talogashay iyo lacagta ay ganacsatadu ugu deeqeen.

Halkan ka daawo shirka jaraa’id ee guddida: