HARGEYSA – (WARSOOR) – Golaha wakiilada somaliland ayaa cod gacan-taag ah ku ansixiyey qodobka 56aad ee xeerka caymiska shirkadaha.
Qodobkan ayaa ka mid ah qodobada ugu hadal-haynta badan ee xeerkan ku jiray.
Codaynta qodobkan waxa ay u dhacday sidan:
golaha waxa fadhiyey 49
Ogolaadayโฆ. 25
Diidayโฆโฆ 18
Aamusayโฆ.5
Gudoomiyuhuna muu codayn.
F.G: Qofka ka dhiman tirada ee 49aad waa gudoomiyaha oo aan codayn.
Fahad karie