Golaha Adeegga Garsoorka Tunisia oo ku gacansayray go’aankii madaxweyne Qeys Saciid

TUUNIISIYA – (WARSOOR) – Ururka Cadaaladda ee dalka Tunisia ayaa si weyn uga soo horjeestey goโ€™aanka madaxweynaha dalkaasi uu ku kala direy guddiga gollaha sare ee garsoorka dalkaasi.

Garsoorayaasha dalkaasi ayaa sheegay inay mideysanyhiin oo ay ka hortagayaan amarkasto oo aanan u dhadhameynin.