GAZA – (WARSOOR) – Saraakiisha caafimaadka Falastiiniyiinta ayaa Arbacada maanta ah sheegay in duqaymo habeen hore ay Israa’iil ka fulisay waqooyiga iyo bartamaha Gaza ay ku dhinteen ugu yaraan 18 qof.
Weerarkii ugu dambeeyey ayaa yimid ayada oo dagaalka Marinka Gaza uu sanad jirsaday, kuna dhinteen in ka abdan 40,000 oo qof oo Falastiiniyiin ah, sida ay sheegee masโuuliyiinta caafimaadka Gaza oo Xamas ay maamusho.