ISLAAMKA – (WARSOOR) – Waxaa fooda inagu soo haysa bishii barakaysnayd ee Ramadaan. Sida aynu la socono bishan waxaa ku jiraa khayraad fara badan oo u baahan in laga faaiidaysto.
Haddaba bisha Ramadaan waxaa khaas la tahay 8 ilaa 7 arimood oo waaweyn.
Halkan ka daawo: