Erdogan oo maanta la kulmaya Putin

RUUSHKA – (WARSOOR) – Madaxweynaha Turkiya Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta la kulmaya madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin.

Waxyaabaha ugu waaweyn ee labada masuul kawada hadli doonaan waxa ka id ah, in uu madaxweyne Erdoaqan ku qanciyo dhigiisa in uu dib ugu soo noqdo hishiiskii qamadiga oo Moskow ay ka baxdey bishii Julay ee sannadkan. 

Warbxin ku saabsan ammuurtan iyo saameynta hishiiskaas burburay uu ku yeeshay wadamo ay Soomaaliya ku jirto, waxa magaalada London inooga soo direy, Wariyaha VOA ee Qaarada Yurub, Abdihafid Awil Ismil.