Hargeysa – (warsoor) – Shir ballaadhan oo ay saaka iskugu yimaadeen guddida fulinta ee Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa waxa ay cod gacan taag ah ku ansaxiyeen in ay xilkii Xoghayenimo ay ka qaadeen Xoghayhii guud ee Xisbigaasi Md.Maxamed Cabdillaahi Uurcadde, iyaga oo oo kale na ku eedeeyey in uu jebiyey shuruucdii iyo xeerarkii u yaalay Xisbigaasi.
DAAWO, Muuqaalka Warkaas: