Hargeysa – (warsoor) โDalladda Dhalinyaradda ee SONYO iyo haโyadda GAME ayaa Daah furay barnaamij ciyaaraha ah oo kor loogu qaadayo ciyaaraha iyo isdhexgalka dhalinyaradda. Barnaamijkan oo ah mid tijaabo ah waxa uu socon doonaa muddo kooban.
HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA: