Burco (warsoor) Xisbiga Mucaradka ah ee wadani ee gobolka togdheer ayaa gaadhsiyey mucaawinoyin dadka danyarta ah eek u nool todoba xafadood oo kamid ah xaafadaha magalada burco.
Ugu horayntii waxaa ka warbixiyey deeqdani mucaawinada ah ee Masuuliyiinta xisbiga wadani ee deeqdani gaadhsiyey.
Halkan ka daawo warkan: