Ceel-afweyne- (warsoor) – Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa Cisbital casri ah u dhagax dhigay Degmada Ceel afweyn ee Gobolka Sanaag kuwaasi oo ay soo dhaweyeen dadka kasoo jeeda degaanka ceel afweyn.
Halkan ka daawo warkan oo aanu ka soo xganay sahamiye tube: