Croatia – (WARSOOR) – Dalka Croatia ayaa go’aansaday inuu bedelo lacagtiisii, isla markaana uu u guuro isticmaalka lacagta Euro-ga, waxaana ay haatan galeen nidaamka aan dal ku galka la isaga baahnayn ee Midawga Yurub.