Ciidanka Booliska Somaliland OO gacanta ku soo dhigey Eedeysane

HARGEYSA – (WARSOOR) – Ciidanka booliska Somaliland ay gacanta ku soo dhigeen Eedeysane Siciid Ismaciil Xassan oo ku eedeysan inuu dilay gabadh yar oo lagu magacaabi jiray Nashaad Sakariye Xassan oo 2 jir ah.

Dilkan ayaa ka dhacay Xaafada Sheekh Nuur ee Magaalada Hargeysa , waxaana eedeysanuhu dilka inantan yar u istacmaalay Midi uu ku gawracay.

Dilkan ayaa ka dhacay Xaafada Sheekh Nuur ee Magaalada Hargeysa , waxaana eedeysanuhu dilka inantan yar u istacmaalay Midi uu ku gawracay.