Yurub oo kulan deg deg ah ka yeelaneysa Ukraine

LONDON – (WARSOOR) – Shirweyne deg deg ah oo ay Yurub uga hadleyso xasaradaha ka taagan…

PKK oo ku Dhawaaqday Xabbad Joojin Degdeg ah, Taageertayna Baaqii Ocalan

KURDISTAAN -(WARSOOR) – Kooxda xagjirka ah ee Xisbiga Shaqaalaha Kurdistan (PKK) ayaa Sabtida maanta ah ku…

Trump oo Zelenskyy ku tilmaamay kaligii taliye bilaa doorasho ah

WASHINGTON — Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Arbacadii shalay si kulul u weeraray madaxweynaha Ukraine Volodymyr…

Maamulka Trump oo amaanay wada-hadalladii Ruushka

RIYADH – (WARSOOR) – Maamulka Madaxweyne Donald Trump ayaa Talaadadii shalay ahayd amaanay wadahadallada Sacuudiga ay…

Rubio oo Riyadh kula kulmay Maxamed Bin Salman

RIYADH – (WARSOOR) – Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka Marco Rubio ayaa Isniintii shalay gaaray dalka…

Rubio: Xamaas ‘waa in la ciribtiraa’

TEL AVIV – (WARSOOR) – Mareykanka ayaa Axaddii shalay si buuxda u taageeray hadafka dagaalka Israa’iil…

M23 oo ku sii siqeysa magaalada labaad ee Bariga Congo

GOMA – (WARSOOR) – Kumannaan qof oo argagaxsan ayaa Sabtidi shalay ka cararay magaalada labaad ee…

Isra’il oo sii deysay 183 Falastiiniyiin ah

DAANTA GALBEED – (WARSOOR) – Isra’il ayaa Sabtidi shalay sii deysay ku dhawaad 200 oo qof…

Hogaamiyayaasha bariga iyo koonfurta Afrika oo xal u raadinaya colaadda Congo

Koongo – (WARSOOR) – Hogaamiyeyaasha dalalka Bariga iyo Koonfurta Afrika ayaa Sabtida maanta ah isugu yimid…

Duqa Istanbul oo lagu soo oogay dacwad cusub

ISTANBUL – (WARSOOR) – Dacwad-oogayaasha dalka Turkiga ayaa soo saaray dacwad saddexaad oo ka dhan ah…